Taliye ka tirsan Jubbaland oo kashifay xiriir dhexmaray isaga, Farmaajo & Fahad Yaasiin

Waxaa qorey: Gaashaanle Mahad Islaam Taliyaha Daraawiishta Jubbaland ee degmada Afmadow Bismillaah, Marka hore waxaan salaamayaa dhammaan ummada Soomaaliyeed dal iyo dibadba, si gaar ah waxaan u salaamayaa bulshada reer Jubbaland ee saddexda gobol ku kala sugan. Salaan kadib waxaan rabaa inaan bulshada Soomaaliyeed la wadaago nuxurka iyo natiijada ka dhalatey xiriir ay DFS ila … Continue reading Taliye ka tirsan Jubbaland oo kashifay xiriir dhexmaray isaga, Farmaajo & Fahad Yaasiin